U bood nuxurka

Tungsten

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Tungsten

Curiyaha Tungsten.

Tungsten (ingiriis: Tungsten) astaanta (W) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-afar (74). Curiyaha Tungsten waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 6aad ee Diwaanka Curiye. Sidoo kale, waxay ka tirsan tahay guruubka loo yaqaan d-block.

Magaca curiyahan Tungsten wuu ka yimid ereyga tung sten ee luuqada Iswidhishka taas oo macnaheedu yahay dhagax culus.

Tungsten lama helo ayadoo kali ah ee mar walba waxay ka mid tahay isku dhisyo kala duwan, waxaanay leedahay midab cagaar-madoow ah iyo bar dhalaalin (melting point) aad u sareeya.

Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha → 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
↓ Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr