U bood nuxurka

Trabzon

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Trabzon
Magaalada Trabzon
Khariidad
Wadanka Turkey
GobolkaTrabzon
La helay1200 C.H (3226 sano)
Ismaamulka1868 (157 sano)
DegmooyinkaAkçaabat, Çarşıbaşı, Yomra, Arsin
Dawladda
 • NoocaGolaha Degmada
 • GuddigaTrapzon Metropolitan Municipality
 • Gudoomiyaha GobolkaDr. Recep Kızılcık
 • Duqa magaaladaAhmet Metin Genç (AKP)
 • Wadarta
188.85 km2 (72.92 sq mi)
Joogga
0 m (0 ft)
 • Cufnaanta1,700/km2 (4,000/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+2 (EET)
 • Xagaaga (DST)UTC+3 (EEST)
Boostada
61xxx
Koodhka goobta(+90) 462
Licence plate61
ClimateCfa
Websaydhkawww.trabzon.bel.tr

Trabzon (Af Turki: ˈTrabzon; Af Carabi: طرابزون; sidoo kale waxaa loo aqoon jiray magaca taariikhiga ah ee Trebizond) waa magaalo ku taalo xeebta Bada madaw ee Wuqooyi-Bari dalka Turkiga. Trabzon waxaa ku taalo dakad muhiim u ah ganacsiga gobolada Bada madow ee dalkaasi waxaana ka dhisan kooxda facaweyn ee Kubadda-Cagta Trabzonspor.

Muuqaalka iyo Naqshadda Magaalada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Map of Trabzon's city centre, showing its walls, main streets, sights and parks.

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]