U bood nuxurka

Soor

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Soor, Shuuro, badar (Af Ingiriis: grits or cornmeal or millet meal) waa nooc ka mid ah cuntoda taasi oo laga diyaariyo galley ama masago ama waanbe la jajabiyey ka dibna la kariyey.

Shuuro waa cunto caan ka ah aduunka, taas oo qaabab badan loo sameeyo.

Shuurada waa cunto jilicsan waxaana lagu cunaa caano.