U bood nuxurka

Dareen

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Dareen waa waxyaabaha shan laxaadka oo dareemayaasha iyo hormoonnada maskaxda keeno oo cadaanyo, boorrin, dhiirigelin, niyad, maayad, ficil celinta iyo edebkooda marmar xukuma.